Dowlad weyn oo sameesaneysa Diyaarado loogu magac daray Maalinta Qiyaamaha !

Dowladda Ruushka ayaa isu diyaarinayso suurtagalnimada in dunidu uu ka dhaco dagaal la isu adeegsado hubka niyuukleerka. Warbaahinta dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Moscow ay sameysanayso laba diyaaradood oo loogu magac daray “Maalinta Qiyaamaha”, kuwaasi oo loogu tala galay in lagu qaado madaxda ugu sarreyso dalka iyo hoggaamiyeyaasha milatariga haddii dalkaasi hubka niyuukleerka lagu soo … Continue reading Dowlad weyn oo sameesaneysa Diyaarado loogu magac daray Maalinta Qiyaamaha !